Ciidamo lagu daadiyey Dhuusamareeb iyo DF oo amar cusub ku soo rogtay

Dowladda Somalia ayaa ciidamo aad u hubeysan ku daadisay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud si ay u xaqiijiyaan amaanka magaalada, iyadoo halkaas ay ka jirto xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay khilaaf ka taagan doorashada Galmudug. Ciidamada ayaa la dhigay wadooyinka iyo goobaha muhiimka ah, iyadoo horey laamaha amaanku u mamnuuceen in hub lagu dhex qaato … Continue reading Ciidamo lagu daadiyey Dhuusamareeb iyo DF oo amar cusub ku soo rogtay